Siyaasi Baaq u diray shacabka Gobalka sool (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Baaq u diray shacabka Gobalka sool (dhegayso)

Cali Cilmi Warsame (Cali Maraykan ) oo kamid ah aas aasayaashii Puntland ayaa oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Daljir ayaa ka jawaabay hadaladii dh

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Axmed Madoobe oo ka hadlay Taliyaal DFS ka tirsan oo lagu xayiray Garoonka kismaayo
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cali Cilmi Warsame (Cali Maraykan ) oo kamid ah aas aasayaashii Puntland ayaa oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Daljir ayaa ka jawaabay hadaladii dhawaan kasoo yeeray wasiir Maaliyada Somaliland iyo Siyaasi Faysal Cali waraabe kaasi oo uu ku sheegay in xoog lagaga qaadi doono canshuurta shacabka gobolka Sool .

Sidoo kale Cali Maraykan ayaa shacabka gobolka sool ugu baaqay inay u diyaar garoobaan xoraynta gobolka sool iyagoo garab siinaya ciidamada difaaca Dawladda Puntland .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: