Siyaasi Baaq u diray shacabka Gobalka sool (dhegayso)

Siyaasi Baaq u diray shacabka Gobalka sool (dhegayso)

Cali Cilmi Warsame (Cali Maraykan ) oo kamid ah aas aasayaashii Puntland ayaa oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Daljir ayaa ka jawaabay hadaladii dhawaan kasoo yeeray wasiir Maaliyada Somaliland iyo Siyaasi Faysal Cali waraabe kaasi oo uu ku sheegay in xoog lagaga qaadi doono canshuurta shacabka gobolka Sool .

Sidoo kale Cali Maraykan ayaa shacabka gobolka sool ugu baaqay inay u diyaar garoobaan xoraynta gobolka sool iyagoo garab siinaya ciidamada difaaca Dawladda Puntland .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com