Madaxweynaha DDSI oo isbadalo ku sameyaay Xafiiska Hantidhowrka (dhegayso)

Madaxweynaha DDSI oo isbadalo ku sameyaay Xafiiska Hantidhowrka (dhegayso)

Madaxweynaha dowlad degaanka Somaalida Itoobiya Mustafe Cumar oo maanta warbaahinta Magaaladda Jigjiga kula hadlay ayaa sheegay in uu isbadalo balaaran ku sameyaay Xafiiska hantidhowrka Guud.

Isbadalkan uu sameyeey waxaa ay ahayd talaabooyinka uu qaadayaay tan iyo markii uu qabtay Xafiiska ,iyado Maamulkiisa uu sheegay in uu cadaalada kashaqayn doono,isla markaana uu noqon doono maamulkiisa cusub mid shacabku ku qanacsanyahay.

Madaxa xafiiska guud ee Maxkamada dowladd deegaanka Itoobiya C/laahi Siciid Cumar Ayaa warbaahinta la waddagay isbadala uu Maanta ku dhaqaaqay Madaxweyne Cagjar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com