Author: Lakiman

  • MKX Galmudug Carabey oo sheegay inaysan Galmudug Qusayn Qodobadii shirkii kismaayo (dhegayso)

    MKX Galmudug Carabey oo sheegay inaysan Galmudug Qusayn Qodobadii shirkii kismaayo (dhegayso)

    iyado maanta shirkii Madasha Madaxda dowlad gobaleedyada ay xiriirka u jareen dowladda uu Hogaaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa markii ugu horeysay Go’aankaas ka hadlay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Carabey. Maxamed Cabdi Xaashi Carabey Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uusan qusayn qodobada kaso baxay shirkaas oo uu kamid…

  • Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Warmurtiyeedkii kaso baxay Shirkii Kismaayo (dhegayso/Sawiro)

    Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Warmurtiyeedkii kaso baxay Shirkii Kismaayo (dhegayso/Sawiro)

    Madaxweynaha Dowlada Puntland, Ahna Guddoomiyaha Madasha Iskaashiga Dowwladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo xidhay shirka Dowladddaha Xubnaha ka ah Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ee Kismaayo Ka socdey, shirkaas oo gebagebadiisaa uu kasoo baxay warmurtiyeed. Xidhitaanka Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur…

  • Isbadal lagu sameyaay Guddoomiyaasha Maxkamadaha Gobalka Banaadir dhegayso

    Isbadal lagu sameyaay Guddoomiyaasha Maxkamadaha Gobalka Banaadir dhegayso

    Xili shacabka Somaliyeed cabasho xoogan ka muujiyeen Cadaaladda ,ayaa waxaa jiray isbadalo uu wadday Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ,iyado maanta la magacaabay 14 Guddoomiye Maxkamadeed. Maanta ayaa isbadal lagu sameyeey Guddoomiyahaasa Maxkamadaha degmooyinka gobolka Banaadir, ka dib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka. Abshir Cumar Cabdullaahi Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir…

  • 20-Sano kadib Maxaa iska badalay goobaha Cafimaadka Puntland? (dhegayso)

    20-Sano kadib Maxaa iska badalay goobaha Cafimaadka Puntland? (dhegayso)

    iyadoo dowladda Puntland ay jirsantay 20-sano ayaa waxaa muuqata in wali ay liitaan adeegyadda ay bulshadu kahelaan goobaha Caafimaadka ee ku yaala gobolada Puntland siiba Isbitaalada dowladdu ay maamusho. Dadka qaar ayaa adeegyo caafimaad udoonta magaalooyinka Hargaisa, Adis-Ababa iyo Muqdisho,taas oo culays weyn ku ah bulshadda Puntland. Hadaba Isbitaalka guud ee magaalada Garoowe ayaa maalmihi…

  • Madaxda Ururka ONLF oo sheegay inay Socdaal ku marayaan Gobalada Dalka

    Madaxda Ururka ONLF oo sheegay inay Socdaal ku marayaan Gobalada Dalka

    Iyado dhawaan ay so baxayeen Wararka sheegaya in Masuuliyin ka tirsan Ururka ONLF ay socdaal ku tagi donaan Magaaladda Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobalada dalka somaaliya ayaa waxaa arrimahaas ka hadlay Afhayeenka Ururkaas. C/qaadir Xasan Hir-goome Afhayeenka Jamhadda ONLF oo isaga Oo Ku Sugan Magaalada Addis-AbabaWarbaahinta la hadlay wuxuu sheegay inay tagi donaan dhulka…

  • Xiisad Wali katagaan degaanka Dhumay ee Gobalka Sool (dhegayso)

    Xiisad Wali katagaan degaanka Dhumay ee Gobalka Sool (dhegayso)

    Deganaansho ayaa maanta laga soo sheegayaa iney ka taagan tahay deegaanka Dhumay oo ay ku dagaallameen Beello wada deggan halkaasi. Goob jooyaal ayaa soo sheegaya in xaaladdu tahay mid caadi ah, balse ay jirto xiisad u dhaxeeysa beelihii dagaallamay. Ku dhowaad 20 qof ayaa ku dhintey dagaalladii ugu dambeeyey ee shalay ka dhacay deegaanka Dhumay,…

  • Dowladda kenya oo sheegtay inay qabteen Raashin loo waday Alshabaab

    Dowladda kenya oo sheegtay inay qabteen Raashin loo waday Alshabaab

    Maxamed Birik oo ah gudoomiyaha gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya  ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen  Raashin Kontorabaan ahaa oo laga qaaday gudaha Soomaaliya,islamarkaana la geeyay gudaha Dalkaaasi,waxaa ayna ku qabteen dhadhaab. Sidoo kale Guddoomiyaha, ayaa sheegay in waxyaabaha sida sharci darada loogu iib geeyo dalka Kenya ,islamarkaana lagu maal geliyo  dagaalamayaasha Al…

  • Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa  dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya  marka laga reebo maalinta Jimcaha ,ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha Daljir  ee magaalada Bosaaso  kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani. Halkan ka dhagayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b93ba82fd0000089ab7795d/barnaamujka+ciyaaraha+yamani+bosaaso+7.9.2018.mp3

  • Wasaaradda Cafimaadka Dowladda Puntland oo Awaamir Culus soo saartay (dhegayso)

    Wasaaradda Cafimaadka Dowladda Puntland oo Awaamir Culus soo saartay (dhegayso)

    Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland ,Dr Faarax Maxamed Warsame ayaa ka hadlay degreeto ay soo saartay wasaaradda Caafimaadka Puntland taasi oo warbaahinta uga digaysa inay baahiyaan farriimo caafimaad oo aan ogolaansho ka haysan . Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in caadaaladda la horgayn doonno ciddii u hoggaansami wayda qoraalka kasoo baxay wasaaradda caafimaadka .…

  • Waxgarad ku baaqay joojinta colaadda gobalka Sool ka soo cusboonaatay (dhegayso)

    Waxgarad ku baaqay joojinta colaadda gobalka Sool ka soo cusboonaatay (dhegayso)

    Dagaal beeleed u dhexeeya Beelo wallaallo ah ayaa maalin ka hor dib uga bilowday Koonfurta Gobolka Sool, waxana la xaqiijinayaa in dad badani ku nafwaayeen. Caaqil Cali Cabdi Maxamed oo ka mid ah waxgaradka ka soojeeda gobolka sool haatana ku sugan dalka Maleysiya oo lasoo xiriiray Radio Daljir ayaa ku baaqay in si deg-deg ah…

  • Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo akhrinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Buuhoodle. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b92b698010100bebc36ea66/Warlka+Fiidnimo_Khadar_BUUHOOdle_7_SEP_2018.MP3

  • DFS oo Madaxda Maamul Goboleedyada ka codsatay xisaabcelin caawimada DFS

    DFS oo Madaxda Maamul Goboleedyada ka codsatay xisaabcelin caawimada DFS

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ka codsatay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda dhexe ay u gudbiso dawlad goboleedyada”. Warqad todobaadkan ka soo baxday xafiiska wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya oo BBC ay heshay nuqul ka mid ah ayaa lagu sheegay in “la soo gaaray xisaab celin dhamaystiran oo…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com