Author: Lakiman

1 1,045 1,046 1,047 1,048 1,049 1,489 12564 / 17859 POSTS
Taxanaha Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya |Taxanihii 11 aad (dhegayso)

Taxanaha Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya |Taxanihii 11 aad (dhegayso)

Ciidamadda xooga dalka somaliyeed waa lafdhabarta dowladnimadda,waxaana muhiim ah inay helaan musharaad ku filan iyo tababaro caalami ah. haddaba k [...]
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal (Daawo|Sawiro)

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal (Daawo|Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga Madaxtooyada Jabuuti kula y [...]
Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Addis Ababa (Sawiro)

Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Addis Ababa (Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya iyadoo si w [...]
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo kormeeray xafiisyada Madaxtooyada Garoowe (Daawo)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo kormeeray xafiisyada Madaxtooyada Garoowe (Daawo)

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa kormeeray xafiisyada Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe, oo ay ku s [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya marka laga reebo maalinta Jimcaha [...]
Muqaalka Bulshadda: Ganacsatada qaadka Somaalida oo jojiyeey qadki kenya ka imaan jiray (dhegayso)

Muqaalka Bulshadda: Ganacsatada qaadka Somaalida oo jojiyeey qadki kenya ka imaan jiray (dhegayso)

Kulanti wacan dhagaysitaal kusoo dhawadda barnaamijka muqaalka Bulshadda oo subax walba ka dhagaystaan xarumaha kala duwan ee Radio daljir. Qodobka [...]
Aabe laga xaday caruur uu dhalay oo Puntland fariin u diray (dhegayso)

Aabe laga xaday caruur uu dhalay oo Puntland fariin u diray (dhegayso)

Maxamud Maxamed nuur waa aabe kunool magaaladda qardho ee xarunta gobalka karkaar,wuxuu sheegay in caruur gaaraysa 8 laga dhex xaday magaaladdda qardh [...]
Sarkaal dowladda ka tirsan oo lagu dilay Muqdisho

Sarkaal dowladda ka tirsan oo lagu dilay Muqdisho

Rag hubeysan ayaa Barqanimadii Maanta waxa ay Xaafada Siigaale ee degmada Hodan ku dileen Wiil Dhalinyaro ah oo la sheegay in uu ka tirsanaa Xafiiska [...]
Kooxda daacish oo digniin culus loo diray

Kooxda daacish oo digniin culus loo diray

Ciidamada isbaheysiga uu hogaamiyo Mareykanka ayaa digniin ku siiyay dagaalyahanno lagu sheegay in ay yihiin kuwi ugu danbeeyay Kooxda Daacish ee Suur [...]
1 1,045 1,046 1,047 1,048 1,049 1,489 12564 / 17859 POSTS