Muqaalka Bulshadda: Ganacsatada qaadka Somaalida oo jojiyeey qadki kenya ka imaan jiray (dhegayso)

Kulanti wacan dhagaysitaal kusoo dhawadda barnaamijka muqaalka Bulshadda oo subax walba ka dhagaystaan xarumaha kala duwan ee Radio daljir.

Qodobka maanta barnaamijku waa ganacsatada somaliyeed ee qaadka keenya Gudaha somaaliya ayaa sheegay inay joojinayaan guud ahaan qaadka uga yimaada kenya.

haddaba Barnaamika muqaalka Bulshadda qodobkaas ayaan saaka ku falanqeynay waxaana xarunta daljir ee Garoowe kasoo jeedinaya wariye Jaamac cabdiraxmaan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com