Aabe laga xaday caruur uu dhalay oo Puntland fariin u diray (dhegayso)

HomeWararka

Aabe laga xaday caruur uu dhalay oo Puntland fariin u diray (dhegayso)

Maxamud Maxamed nuur waa aabe kunool magaaladda qardho ee xarunta gobalka karkaar,wuxuu sheegay in caruur gaaraysa 8 laga dhex xaday magaaladdda qardho. Abahan ayaa sheegay in caruurtiisa in lagu hayo xiligan magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug,isago madaxda dowladda u diray fariin. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c6d1cce02010006d7f79252/Abe+laga+xaday+Caruurtisa+.mp3

Biyo La’aan Baahsan oo lagaso sheegayo Gobalka Bari degaano katirsan (dhegayso)
Wasiir Dhabancad oo ka hadlay cabashada Qaar kamid ah Shacabka Boosaaso (Daawo)
Wasiir ku xigeen shalay geeriyooday oo Aas Qaran loo sameyeey (Sawiro)

Maxamud Maxamed nuur waa aabe kunool magaaladda qardho ee xarunta gobalka karkaar,wuxuu sheegay in caruur gaaraysa 8 laga dhex xaday magaaladdda qardho.

Abahan ayaa sheegay in caruurtiisa in lagu hayo xiligan magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug,isago madaxda dowladda u diray fariin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: