Biyo La’aan Baahsan oo lagaso sheegayo Gobalka Bari degaano katirsan (dhegayso)

Biyo La’aan Baahsan oo lagaso sheegayo Gobalka Bari degaano katirsan (dhegayso)

Guddoomiyaha Deegaanka Unuun ee degmadda Qandalla ee gobolka Bari Cawil shirre Kaatun ayaa sheegay in Biyo la’aan dari ay ka jirto deegaanka taasi oo saamayn lixaadle ku yeelatay dadka .

Dadka deegaankaasi ayaa biyaha ka doonta ceelasha Ceel gaa oo 30 km u jira iyo Ceelka taageer 125 Km u jira ayay maalin kasta dadku biyaha u doontaa waxaana baabuurta biyaha uga soo qaada ay ka qaadaan 30 Dollar .

Dhanka kale waxaa deegaankaasi ka dillaacay xannuun jadeecada oo dad badan soo ritay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com