Wasiir Dhabancad oo ka hadlay cabashada Qaar kamid ah Shacabka Boosaaso (Daawo)

HomeWararka

Wasiir Dhabancad oo ka hadlay cabashada Qaar kamid ah Shacabka Boosaaso (Daawo)

Wasiirka arimaha gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaaamay warar sheegaya in 4 degmo laga dhigay magaalda Boosaaso balse

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
jigjiga ilaa Gobolada iyo Degmooyinka DDS waxaa laga bilaabay Ololihii lagu beerayay 10ka Milyan ee Geed (Sawirro)
Kulan Looga Hadlayay Gurmadka Abaaraha oo Lagu Qabtay Xafiiska RW Xamze.

Wasiirka arimaha gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaaamay warar sheegaya in 4 degmo laga dhigay magaalda Boosaaso balse arintu tahay baahinta shaqadii Dowlada Hoose dadka u haysey.

“Waan la socdaa inay jiraan dad kicinaya bulshada oo xog aan sax ahayn dadka u gudbinaya, waxaan rabnaa dadka ‘afka xooglayaasha’ ah ee sida khaldan warka u dhigaya inay ka waantoobaan oo dadka lagu kicin waxaan jirin,” ayuu yiri wasiirku.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: