Author: Lakiman

1 1,044 1,045 1,046 1,047 1,048 1,487 12552 / 17835 POSTS
Wasiirka waxbarashada XFS oo Koonfur Africa kula kulmay wasiirada waxbarashada sare iyo tababarada dalkaasi

Wasiirka waxbarashada XFS oo Koonfur Africa kula kulmay wasiirada waxbarashada sare iyo tababarada dalkaasi

Wasiirka waxbarashada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Goodax Barre ayaa magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Africa waxaa uu kulan iska [...]
Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Jabuuti oo kulmaya

Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Jabuuti oo kulmaya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay gaaray dalka Jabuuti soona geba-gabeeyay booqashadii uu ku tega [...]
Madaxweyne farmaajo iyo muuse bixi oo kulmaya

Madaxweyne farmaajo iyo muuse bixi oo kulmaya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lafilayaa in Maalmaha soo socda ay wada kulmaan Madaxweynaha Soomaa [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Shir looga hadlayo xaqiijinta hanaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran oo muqdisho ka furmay (Sawiro)

Shir looga hadlayo xaqiijinta hanaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran oo muqdisho ka furmay (Sawiro)

Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka furmay Shirweynaha Qaran ee soo bandhigida iyo xaqiijinta hanaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran,waxaana shirkaasi soo q [...]
Wasiirki hore arrimaha dibada kenya oo xog cusub soo bandhigay

Wasiirki hore arrimaha dibada kenya oo xog cusub soo bandhigay

Mosees Wetangula oo ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda ee dalka Kenya, ayaa sheegay inay Dowladaha Somalia iyo Kenya kala saxiixdeen Heshiiskaasi x [...]
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Koonfur Afrika

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Koonfur Afrika

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo socdaalkiisa ay ku wehliyaan xubno ay ka mid yihiin Guddoomi [...]
Sucuudiga iyo somaaliya oo ka wada hadlay dib-u-qaabaynta dhaqaallaha Soomaaliya

Sucuudiga iyo somaaliya oo ka wada hadlay dib-u-qaabaynta dhaqaallaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaree ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehliyaan wasiirrada maaliyadda iyo x [...]
Ciidamadda jabuuti iyo alshabaab oo ku dagaalamay gobalka Hiraan

Ciidamadda jabuuti iyo alshabaab oo ku dagaalamay gobalka Hiraan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo duleedka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ku dhexmaray rag ka tirsan Ururka Al-Shabaab iyo Cii [...]
Siyaasi kenyan ah oo ka hadlay dhibaatada ka dhalan karta khilafka kenya & Somaaliya

Siyaasi kenyan ah oo ka hadlay dhibaatada ka dhalan karta khilafka kenya & Somaaliya

Hoggaamiyaha Xisbiga Amani National Congress ee dalka Kenya, Musaliya Mudafadi ahna Xubin muhiim ah oo ka tirsan Isbahaysiga Sare ee NASA ee dalkaasi [...]
Madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Burundi oo kulan yeeshay (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Burundi oo kulan yeeshay (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Burundi ayaa xalay waxaa dalkaasi loogu sameeyay munaasabad Casho [...]
1 1,044 1,045 1,046 1,047 1,048 1,487 12552 / 17835 POSTS