Alshabaab oo Saaka Qabsaday Degaanka Kalabeyr ee Gobalka Hiraan

Wararka Daljir Radio ka helayso deegaanka Kalabeyr ee Gobalka Hiraan ayaa sheegaya in Ururka Alshabaab ay la wareegeen degaankaas.

Deegaanka Kalabeyr oo ah duleedka Magaalada Baladweyne ayaa dadka deegaanka qaarkood waxa ay sheegayaan in ay arkeen Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab oo gaaf wareegaya Xaafadaha deegaankaas kadib markii Ciidamo aan badneen oo ku sugnaa degaankaas ay isaga baxeen.

Magaaladda Baladweyne ayaa la sheegay in isla markiiba Saaka ay kabaxeen ciidamo Farabadan oo Kuwa AMISOM iyo dowladdaba .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com