Madaxweynihii Hore ee Hiirshabeele Cosoble oo Doorashadi Jowhar Qaadacay

HomeWararka

Madaxweynihii Hore ee Hiirshabeele Cosoble oo Doorashadi Jowhar Qaadacay

Madaxweynihii Hore ee Xilka ka qaaden Xildhibaanada Barlamaanka Hiirshabeele ayaa Kasoo horjeestay doorashadi shalay lagu doortay Madaxweynaha Maamulk

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somaaliya oo gaaray degmadda Afmadow (Sawiro)
DFS oo Daahfurtay Shirka Kahortagga Fikirka Xagjirka
Garaad Maxamed Garaad Cabdillaahi Cali Ciid “Laascanood waxaan kusoo arkay Shacab guryahoodi madaafic lagu garacay.

Madaxweynihii Hore ee Xilka ka qaaden Xildhibaanada Barlamaanka Hiirshabeele ayaa Kasoo horjeestay doorashadi shalay lagu doortay Madaxweynaha Maamulkaas Maxamed Cabdi Maare.

Cosoble oo hadda ku sugan dalka kenya ayaa sheegay in Gabi ahaanba wixii meesha kadhacay ay ahayeen dambe ,isla markaana aysan ahayn doorashadaa mid xalaal ah oo uu ku qanci karo.

Madaxweynihi hore ayaa sheegay in xil ka qaadistiisa ay soo abaabushay dowladda Federaalka ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,isago sheegay in sharcigi lagu tuntay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: