Ahlu Sunna oo Beenisay Wadahal Dhexmaray Galmudug (dhegayso)

Ahlu Sunna oo Beenisay Wadahal Dhexmaray Galmudug (dhegayso)

Maamulka Gobolada Dhexe ee badanaa loo yaqaan Ahlu Sunna ayaa sheegtay in aysan jirin wax wadahadal ah oo horey u dhexmaray maamulkooda iyo kan Galmudug, ayada oo ay horay u jireen warar sheegaya in kal hore uu magalada Muqdisho ka dhacay kulan lagu dhexdhexaadinayey Maamulka Gobolada Dhexe ee fadhigiisu yahay Dhuusamareeb iyo kan Galmudug. Kulankaas ayaa horay loo sheegay in ay soo qabanqaabisay Dowladda Federaalka.

Hadaba waxaa arrinkaas wax kama jiraan ku tilmaamay afhayeenka maamulka Gobolada Dhexe, Muxuyadiin Cali Jimcaale Jakula, oo u waramay Radio Daljir. Jakula ayaa sheegay in aysan jirin Wwx wadahadal ah oo horey u dhexmaray iyaga iyo Galmudug

Wariye Xuseen Madar ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com