Camay iyo Kuxigeenka Madaxa Hay’adda UNICEF oo Garoowe ku Kulmay

HomeWararka

Camay iyo Kuxigeenka Madaxa Hay’adda UNICEF oo Garoowe ku Kulmay

Madaxweyne Kuxigeen Camay iyo Kuxigeenka Madaxa Hay’adda UNICEF ayaa maanta Garoowe ku kulmay, kana wada hadlay arrimaha abaaraha, daryeelka carruurta iyo gurmadka dadka tabaalaysan. Warbixinta waxaa inoo haya cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/590f3edf030100e03d4e98dc/Warbixinta+Madaxweyne+Kuxigeenka+Puntland+iyo+Ku+xigeenka+madaxa+Hay%E2%80%99adda+UNICEF+oo+kulan+ku+yeeshay+Garoowe..mp3

Taariikhda Suldaan Bashiir Muuse Koonte (Akhriso)
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry Andre ayaa sheegay inay taageersan yihiin kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Gobolada dalka, kaas oo ay ormuud u yihiin Ciidada xoogga dalka Soomaaliyeed & dadka degaanka ee is abaabulay lana dagaalamaya Al-Shabaab.
Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Madaxweyne Kuxigeen Camay iyo Kuxigeenka Madaxa Hay’adda UNICEF ayaa maanta Garoowe ku kulmay, kana wada hadlay arrimaha abaaraha, daryeelka carruurta iyo gurmadka dadka tabaalaysan.

Warbixinta waxaa inoo haya cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • kulan iyo sawiro waxba makordhinayaan anigu ka shaqsi ahaan waxan ogahay unicef in ay waajibaadkeeda shaqo gudanweyday oo laga layahay dawooyinkii goobihii xarumaha cafimaadka ee ay dawooyinka keenijireena qarka u saaranyihiin in layska xiro dadkuna aysan haysan waxdaryeel caafimaad ah waxana ka codsanayaa in ay arinkaas sidhaqsoleh wax ugaqabtaan waana mahadsantihiin

DISQUS: