Camay iyo Kuxigeenka Madaxa Hay’adda UNICEF oo Garoowe ku Kulmay

Madaxweyne Kuxigeen Camay iyo Kuxigeenka Madaxa Hay’adda UNICEF ayaa maanta Garoowe ku kulmay, kana wada hadlay arrimaha abaaraha, daryeelka carruurta iyo gurmadka dadka tabaalaysan.

Warbixinta waxaa inoo haya cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Camay iyo Kuxigeenka Madaxa Hay’adda UNICEF oo Garoowe ku Kulmay”

  1. kulan iyo sawiro waxba makordhinayaan anigu ka shaqsi ahaan waxan ogahay unicef in ay waajibaadkeeda shaqo gudanweyday oo laga layahay dawooyinkii goobihii xarumaha cafimaadka ee ay dawooyinka keenijireena qarka u saaranyihiin in layska xiro dadkuna aysan haysan waxdaryeel caafimaad ah waxana ka codsanayaa in ay arinkaas sidhaqsoleh wax ugaqabtaan waana mahadsantihiin

U Jawaab Mohamud Qud Mahamed Qudosmaan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com