Taariikhda Suldaan Bashiir Muuse Koonte (Akhriso)

HomeWararka

Taariikhda Suldaan Bashiir Muuse Koonte (Akhriso)

Allaha u naxariistee 1966dii wuxuu ku dhashay degmada Ufeyn ee gobolka Bari. Dugsiga hoose dhexe wuxuu ku dhameeyey iskuulka hoose Dhexe Ufeyn.

Siyaasi Shoortaayo: “Mararka qaar Somaliland waxaad is dhahaysaa war meeshu ma isbitaalkii dhimirka oo dal dhan ah baa”
Musharaxiintii ku midaysnaa “Isbahaysiga Puntland ee cusub ayaa sheegay…..
Danjire James Swan oo soojeediyeey in wadahadal lagu dhameeyo khilaafka Jubaland & DFS

Allaha u naxariistee 1966dii wuxuu ku dhashay degmada Ufeyn ee gobolka Bari.

Dugsiga hoose dhexe wuxuu ku dhameeyey iskuulka hoose Dhexe Ufeyn.

Dugsiga sare wuxuu ku dhameeyey magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

Wuxuu noqday ganacsade sanadihii 1992kii ilaa 2005tii.

2006dii waxaa loo doortay Isinka Cumar Cali Saleeban.

8dii March 2019 maalinimadii shalay Suldaanka gacan ka xaq daran ayaa waxa ay ku dishay gudaha Masjidka Mubaarig ee magaalada Bosaaso.

Suldaanka ayaa ugu dambayn waxaa maanta lagu aasay duleedka magaalada Bosaaso.

Inaa lilaah wa inaa Ilaahi Raajicuun.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: