Ciidamada Badda Puntland oo Bosaaso ku soo qabtay doonyo dadka lagu Tahriibiyo (Sawiro)

Ciidamada Badda Puntland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xeebaha bari ee Puntland waxa ay ku soo qab qabteen ilaa iyo ku dhawaad 10 doomood oo ah nooca Tahriibka lagu qaado.

Lama sheegin in lagu soo qabtay doonyahan dadkii watay iyo Tahriibayaashii saarnaa .

Taliyaha ciidamada Booliska Puntland Jen. Muxiidiin Axmed Muuse ayaa goobta ka sheegay in howlgalada looga hor tagayo Tahriibta ay sii wadi doonaan ciidamada Booliska .

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com