Camay iyo Kuxigeenka Madaxa Hay’adda UNICEF oo Garoowe ku Kulmay

Camay iyo Kuxigeenka Madaxa Hay’adda UNICEF oo Garoowe ku Kulmay

Madaxweyne Kuxigeen Camay iyo Kuxigeenka Madaxa Hay’adda UNICEF ayaa maanta Garoowe ku kulmay, kana wada hadlay arrimaha abaaraha, daryeelka carruurta iyo gurmadka dadka tabaalaysan.

Warbixinta waxaa inoo haya cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • kulan iyo sawiro waxba makordhinayaan anigu ka shaqsi ahaan waxan ogahay unicef in ay waajibaadkeeda shaqo gudanweyday oo laga layahay dawooyinkii goobihii xarumaha cafimaadka ee ay dawooyinka keenijireena qarka u saaranyihiin in layska xiro dadkuna aysan haysan waxdaryeel caafimaad ah waxana ka codsanayaa in ay arinkaas sidhaqsoleh wax ugaqabtaan waana mahadsantihiin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com