Dhallinta Dangoroyo, Maanka Dadweynaha & Makrafoonka Daljir

Dhallinta Dangoroyo, Maanka Dadweynaha & Makrafoonka Daljir

Waxaa Todobadankan mankooda bannaanka soo dhigaya dadweynaha Dangorayo, waxayna nala qaybsadeen hormarka ka socda deegaanka, dhan jidad iyo dhanka waxbarashada iyo waliba ammaanka.

Maxamuud Fantastic ayaa todobadankaan booqday Dangorayo, kana soo diyaariyey warbixinta soo socota.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 6
  • mzha allh radio guul iyo gbonimo kuwara

  • aniga waxaan ka mid ah dadka ku xiran manka dadwaynaha

  • Dalji radio waaan dhagaysataa wakhti kaste waan yaageeraaa barnaaamijyada kabaxa .iyo wngsn aya umda soomaaaliyeed uhayaanba halkaas kasiiwada hormarkiina

  • waan soodhowaynayaa barnaamijka maxaa maankaaga ka guuxaya oo ay #Radio_daljir ka soodiyaarisay dangorayo

  • Daljir radio waa guusha umada soomaaliyeed