HomeUncategorized

Xubno ka mid ah Khusuusiga oo ku eedeeyey hoggaanka SSC in ay heshiis qarsoodi ah la galeen Somaliland.

Buuhoodle, July 29 – Xubno ka mid ah guddiga Khusuusiga ee gobollada SSC ayaa ku eedeeyey Saleebaan Ciise & Cai Sabarey in ay heshiis qarsoodi ah la galeen hoggaanka cusub ee Somaliland, gaar ahaan M/weyne Siilaanyo oo xibigiisu ku guulaysteen doorashooyinka, shalyna la wareegay hoggaanka Somaliland. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. http://daljir.com/

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo Farmaajo oo Muqdisho ku kulmay.
Ninkii weeraray masjidka Galkacyo oo dhintay, iyo dadweynaha & bilaysku oo iska kaashaday qabashadiisa .
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Booqasho ugu tagay Ciidanka Godod ku Sugan

Buuhoodle, July 29 – Xubno ka mid ah guddiga Khusuusiga ee gobollada SSC ayaa ku eedeeyey Saleebaan Ciise & Cai Sabarey in ay heshiis qarsoodi ah la galeen hoggaanka cusub ee Somaliland, gaar ahaan M/weyne Siilaanyo oo xibigiisu ku guulaysteen doorashooyinka, shalyna la wareegay hoggaanka Somaliland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: