Guddiga wacyigelinta shacabka Puntland oo maalintii 4-aad farriimo digniin & hogatusaalayn isugu dhafan u diray shacabka Puntland.

Garowe, July 30 – Waxaa maalintii 4-aad la hadlay shacabka Puntland guddiga wacyigelinta shacabka Puntland, lana wadaagay farriimo nuxurkoodu yahay la wadaagida shacabke ee in ay ka digtoonaadaan ciddii wax u dhimaysa amniga, la shaqeeyaan hay’adaha amniga, aanay iyagu fulin and gacmahoodu ku fulin sharciga, ayna niyada ku hayaan ahmiyada amniga ee Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com