Xubno ka ka socda jaaliyada Puntland ee magaalada Leicester, UK oo la kulmay qaar saxaafada maxalliga ah ee Puntland.

Garowe, Sept 07 – Waxaa safar hawleed ku jooga Puntland xubno ka socda jaaliyada Puntland ee Leicester, Leicestershire, UK. Xubnaha jaaliyada oo danaynaya horumarinta dhallinyarada ee dhinacyada isboortiga iyo wacyigelinta ayaa kulan maanta la yeeshay xubno ka socda saxaafarada maxalliga ah ee gobollada Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com