Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Wayne Rooney iyo Xulka Qaranka (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Wayne Rooney iyo Xulka Qaranka (dhegayso)

Kabtankii hore qaranka Ingiriiska Wayne Rooney ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay kubadda cagta heerka qaranka taas oo ka dhigan in uusan mar kale xiran doonin maaliyadda Qaranka Ingiriiska.

Waxaa la samayn doona isku aadka Champions Leaque, heerka guruubka dhamaan kooxaha tartan ka qaybgalaya madaxda ugu saraysa ayaa tagi doona magaalada Monaco, halkaasi oo lagu qaban doono isku aadkan la sugayo xili ciyaareedkan 2017-2018.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

           

Masawirada dheeri oo Wayne Rooney iyo xulka Qaranka Ingiriiska arag bogga 2aad P2

PAGES

1 2

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com