Kudhowaad 10 Askari oo Surka Laga Gooyey iyo Daacish oo Lagu Tuhmayo (Sawirro)

Dagaalyahanada Daacish (ISIL) ee ka dagaalama buuraha iyo deegaamada Saxaraha ee dalka Liibiya ayaa saacadihii ugu dambeeyey bilaabay inay ugaarsadaan ciidamada dowladda Liibiya.

Weerarkii ugu dambeeyey oo kadhacay magaalada Caasimadda ah ee Tripoli ayaa waxaa surka looga gooyey 9 kamid ah ciidanka dowladda iyo labo ruux oo shacab ah oo ka agdhowaa.

Daacish oo dagaal culus looga saaray qaybo kamid ah dalalka Ciraaq iyo Suuriya ayaa u muuqata inay doonayso inay awood kuyeelato qaaradda Africa, waxaana ay hadda ku sugan tahay dalal dhowr ah oo kuyaal qaaradda Africa.

SAWIRRO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com