Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Messi “Ciyaar Fiican naga Fisha” (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Messi “Ciyaar Fiican naga Fisha” (dhegayso)

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa u xaqiijiyay tageerayaasha kooxdiisa Barcelona in ay Santiago Bernabéu ku soo bandhigi doonaan qaab ciyaareed wanaagsan si ay uga soo laabtaan natiijada lugtii hore ay kala kulmeen dhigooda Real Madrid.

Kooxda Liverpool ayaa guul muhiim ah ka gaadhay kooxda reer Germany ee Hoffenheim lugta hore ee isreebreebka loogu soo baxayo Champions League.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

 

     

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com