Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Saaka wararka ugu waaweyn waxaa ugu horreeya wararka Haadaaftimo iyo ciidamada Soomaalilaan oo geeyey sanaadiiqdii doorashooyinka.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0