Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni (dhegayso)

Tababaraha Arsenal, Arsene Wenger, ayaa faahfaahin ka bixiyay heshiiskii ay ku hungoobeen ee Thomas Lemar oo ka tirsan kooxda Monaco maalintii ugu dan

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Dortmund 1:3 Real Madrid (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Tababaraha Arsenal, Arsene Wenger, ayaa faahfaahin ka bixiyay heshiiskii ay ku hungoobeen ee Thomas Lemar oo ka tirsan kooxda Monaco maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Ciyaaryahanka lagu magacaabo Antoine Griezman ayaa sheegay in uu u siijeeday Old Trafford kahor intii aanu gaadhin go’aan si wayn loo ammaanay oo u muujiyay kooxdiisa Ateltico Madrid oo ganaax kala kulantay FIFA.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

   

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: