Warbixinta Xabsiga Gaalkacyo oo Dib-u-hawlgalay (dhegayso)

Warbixinta Xabsiga Gaalkacyo oo Dib-u-hawlgalay (dhegayso)

Maxaabiis 50 kor u dhaaftay ayaa manta dib loogu sooceliyay xabsiga dhexe ee Gaalkacyo kaddib markii xabsiga dayactir lagu sameeyey. Maxabiistaan ayaa lagu hayey xabsiga dhexe ee caasimada Garoowe oo maanta laga sooceliyey.

Hoos ka dhegaysto warbixinta Maxamed Lakiman.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com