Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Chelsea 2-3 Burnley FC (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Chelsea 2-3 Burnley FC (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska, kulamadaas oo ay kamid ahaayeen kuwo aan la filaynin in laga badiyo kooxdii sanadkii hore ku guulaysatay horyaalka Ingiriiska. Kulamo kale ayaa caawa iyo galabta ayana la ciyaari doona .

dhanka Spain waxaa jira kulanka loo yaqaano el Clasico ee kooxaha ugu awooda badan Spain ee Real Madrid iyo Barcelona ay lugta hore ee Spanish Super Cup ku wada ciyaari doona guriga Camp Nou. Ernesto Valverde iyo Zinedine Zidane ayaa kulan rasmi ah iskaga hor imaan doona xiliga danbe.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com