Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararkaSAAKA & DUNIDA

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, kuna soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Jamaal Faarax Aadan ayaa arooryadan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkac

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Qardho (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Dhusamareeb

Arooryo suubban, kuna soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Jamaal Faarax Aadan ayaa arooryadan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya.

Wararka saaka waxaa ugu horreeya wariye Cumar Dheere oo xorriyadiisa dib u hantay kaddib markii maxkamada darajada koowaad ay qirtay in danbi lagu soo oogi waayey, iyo madaxda MAP oo faahfaahin ka baxinaya.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: