Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Barca & 3da LOL – Lionel Ousmane Luis (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Barca & 3da LOL – Lionel Ousmane Luis (dhegayso)

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday heshiiska xiddigii ay waqtiga dheer dabajoogeen, Ousmane Dembele, kaddib markii ay kooxda Borussia Dortmund si ras

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday heshiiska xiddigii ay waqtiga dheer dabajoogeen, Ousmane Dembele, kaddib markii ay kooxda Borussia Dortmund si rasmi ah ula wareegeen 20 sano jirkan oo noqonaya ciyaaryahankii labaad ee dunida ugu qaalisan, heshiiskii Neymar Jr iyo kooxda PSG kabacdi.

Waxaa la ciyaari doona kulamadii saddexaad ee ka tirsana horyaalka Ingiriiska, waxaana soo foolleh ciyaaro xiiso badan oo lagu ballansanyahay. Kooxda Manchester United ayaa doonaysa in ay sii dheerayso hoggaanka horyaalka Ingiriiska, waa hadii ay ka bidiso kooxda Leicester City oo marti ku noqon doona garoonka masraxa riyada ee Old Trafford.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

    

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: