Xildhibaano kaso Jeeda Galmudug oo Gordhawayd Cadaado Gaaray

Xildhibaano kaso Jeeda Galmudug oo Gordhawayd Cadaado Gaaray

Wararka ka imaanaya Magaaladda Cadaado ee Xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Xildhibaano katirsana Barlamaanka Federaalka ay gareen magaaladda.

Xildhibaannadana ayaa ah kuwa laga soo doortay degaannada Galmdug,waxaana ay u tageen Cadaado xallinta khilaafka siyaasadeed ee ka jira Magaaladaas una dhaxeeya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo dhinac ah, Madaxweyne ku xigeenka iyo guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo dhinaca kale ah.

Arrintaas waxaa ay dhalisay in uu hakad galo kulamada Baarlamaanka Galmudug iyada oo xalay XIldhibaanno iska soo horjeeda Cadaado kaga dhawaaqeen go’aanno siysaadeed oo isdiiddan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com