Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Warsaxafadeed Kasoo Saaray Xaladda Somaaliya (Akhriso)

HomeWararka

Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Warsaxafadeed Kasoo Saaray Xaladda Somaaliya (Akhriso)

Warsaxafadeed Maanta lasoo saaray ayaa lagu sheegay xaladda iyo wadashaqaynta Maamulada Xubanaha ka ah dowladda dhexe waxaana looga hadlay arimo kala

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ku wareejisay Lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Dollar
Taliska Booliska Soomaaliya oo amar soo saaray
Somalia’s External Debt of 2.8 Billion Doubled in 2018 Without New Loan Part II

Warsaxafadeed Maanta lasoo saaray ayaa lagu sheegay xaladda iyo wadashaqaynta Maamulada Xubanaha ka ah dowladda dhexe waxaana looga hadlay arimo kala duwan oo xaladda siyaasadeed ee dalka quseeya.

Madaxweynayaasha Warsaxafadeedka Soo saaray waxaa kamid ahaa madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, madaxweynaha KG Shariif Sheekh Aadan, madaxweynaha Galmudug iyo kan Hirshabeelle.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: