Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ku wareejisay Lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Dollar

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa  Soomaaliya ku wareejisay Lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Dollar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo goobjoog ka ahaa munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay dowladda Soomaaliya ugu wareejinaysay lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Dollar, ayaa uga mahadceliyey kaalintooda ku aadan gurmadka shacabka Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com