Xildhibaan Hore Cabdibarre oo ugu Baaqay Saraakisha  Amaanka Muqdisho inay is Casilaan (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Hore Cabdibarre oo ugu Baaqay Saraakisha Amaanka Muqdisho inay is Casilaan (dhegayso)

Xildhibaan Hore Cabdibarre Jabril oo kamid ahaa xildhibaanadii dowladda Xasan sheekh ayaa si kulul uga hadlay maanta Qarixii shacabka badan ku dhintee

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Gudi magacaabay
Alshabaab oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerar Ka Dhacay Kenya
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xildhibaan Hore Cabdibarre Jabril oo kamid ahaa xildhibaanadii dowladda Xasan sheekh ayaa si kulul uga hadlay maanta Qarixii shacabka badan ku dhinteen ee kadhacay isgooyska Zoobe.

Cabdibarre ayaa Waxa uu ugu baaqay Masuuliyiinta laamaha amniga in ay is casilaan ama hadii ay is casili waayaana Madaxda dalka ay xilka ka qaadaan.

dhinaca kale Cabdibarre ayaa ku baaqay inay shacabka Somaliyeed gacmaha is qabsadaan iskana difaacan cadowga waa sida uu hadalka u dhigay xildhibaan horre Cabdibarre.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: