Madaxweyne Farmaajo: ” Dagaal ayaa lagu Hayaa Dadka Shacabka ah ma ahaa Dagaal lagu hayo dadka dowladda u shaqeeya ” (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo: ” Dagaal ayaa lagu Hayaa Dadka Shacabka ah ma ahaa Dagaal lagu hayo dadka dowladda u shaqeeya ” (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo booqday maanta dhawacyadii dadkii ku dhawacmay qarixi shalay isgooyska zoobe ,isago sido kale tagay goobta musiimada kadhacday.

Madaxweynaha oo Warbaahinta kula hadlayeey goobta ayaa sheegay in qarixi shalay lagu xasuuqay dad shacab ah ,isagoo sheegay in dagaalka lagu hayo dadka shacabka ah ee an lagu hayn dowladda.

dhegayso codka madaxweynaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com