Xildhibaan Burhaan: “Maalinkii Makiinada Bossaso la Keenay baa Dhibku Biloowday”

Xildhibaan Burhaan: “Maalinkii Makiinada Bossaso la Keenay baa Dhibku Biloowday”

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa hadda ku soo biiray in ay afkaartooda ka dhiibtaan dhaqaale burburka soo foodsaaray Puntland iyo shilinka faalsada ah ee Puntland daabacdo, hadana ay ku soo biireen faalsooyin kale oo ka yimid koonfurta dalka. Xildhibaanada ayaa ku celceliyey in “faalso ay faalso tahay, meel kasta oo lagu sameeyo!”

Xildhibaan Burhaan ayaa eed toos ah u soojeediyey xukuumadda Puntland iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Hoos ka dhegayso

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com