Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya  Cabdifataax Cumar Geeddi. qodobada ugu waawayn.

  • Qaar ka mid ah wakiilada Puntland oo ka hadlay saamaynta amni ee sare u kaca doolarka
  • Bosaaso oo kulkii ugu darsamay shaqo joojin ay sameeyeen warshadaha barafka
  • Baarlamaanka Somaliland oo doortay guddoomiye cusub
  • Talyaaniga oo doonyo dheereeya ku wareejiyay ciidamada badda Soomaaliya

 

Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos kadhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com