Xeerka Caddaaladda Da’ayarta Puntland oo Maanta la Daahfuray (Sawiro)

Xeerka Caddaaladda Da’ayarta Puntland oo Maanta la Daahfuray (Sawiro)

Xarunta Hay’ada cilmi baarista iyo nabadda ee PDRC Garoowe ayaa waxaa ka socda kulan lagu daahfurayo xeerka caddaaladda da’ayarta Puntland.

Munaasabadda lagu daahfurayo xeerkaani ayaa waxaa ku sugan masuuliyin uu kamid yahay gudoomiyaha barlamaanka Puntland wasiirka cadaalada wasiirka degaanka wasiirka cadaalada iyo madax kala duwan .

SAWIRRO HORDHAC AH

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • cabdisamed cabdi 0906113087 7 years ago

    waa arin lagu frxo dhalintuna si gaar usoo dhowyneyso shirka daahfurka
    xeerka,cadaalada da.ayarta puntland
    ee shirgudoominayo ku xigeenka madxwaynaha puntland
    eng________camay
    oo garoowe ka furmay waan soo dhowaynaynaa xeerka wxaana leeyahay wasaarada cadaalada puntland dhaqan galiyaa xeerkaas maadama muhiim uunoo yahay
    iyo waliba daah furaha shirka
    eng camay wabilaahi towfiiq

  • Shirwac Abdisamad 7 years ago

    Xarunta Hay’ada cilmi baarista iyo nabadda ee PDRC Garoowe
    kulan lagu daahfurayo xeerka caddaaladda da’ayarta Puntland.Run Ahaantii Wan soo dhaweenayaaa Waayo cadaalad darada waaa tan halkaasi INA dhigtay Daljir.com waad kumahdsan tihiin sida hufan eee Aad moola socodsiisan wararka xaqiiqda Ah 0907412301

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com