Shacabka Muqdisho oo Aan Hal Maalin Ka Nasan Duryanka Madaafiicda iyo Dhawaqa Qaraxyada.

Shacabka Muqdisho oo Aan Hal Maalin Ka Nasan Duryanka Madaafiicda iyo Dhawaqa Qaraxyada.

Ciidamada AMISOM ayaa xalay Madaafiic xooggan waxa ay ku garaaceen xaafadda Arbacow ee ku taallo duleedka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanka Ceelasha Biyaha.

Waxaana wararku sheegayaa in madaafiicda Ciidamada AMISOM ay ku dhaceen xaafado ay degan yihiin dad Shacab ah.

Dhanka kalena, Al-Shabaab ayaa la sheegay Madaafiic iyo Weerar in ay kusoo qaadeen degaanka Arbacow Saldhig ay ku leeyihiin Ciidamada AMISOM, Waxaana la sheegay intaasi ka dib in AMISOM ay ku jawaabtay Madaafiic.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Shirwac Abdisamad 7 years ago

    Asc Daljir.com waaa Shirwac Abdisamad Teel Number 0907412301
    Run Ahaantii
    run Ahaantii Aad ban ugu xumahay madaafiicda Amiison oo Marwaliba shacabka soomaaliyeed ay waxyeelo kasoo gaaraan markii farii simahooda lasooo weeraro dowlada somalia shacabka soomaliyeed iyadaa kamas uul Ah waaa inay wax kaqabataaaa
    0907412301

  • Shirwac Abdisamad 7 years ago

    Asc Daljir.com run Ahaantii waaa Ayaan daro in shacabka muqdisho ayba hoy u noqdaaan qaraxyo I yo dilala joogta ah balse Amison madaafiicda aan xadiid nen oo shacabka lagu tuurayo markii lasoo weeraro dowlada somalia waa inay talabo cad kaqaadaa madaficda amison ay maatada ay kuleenayso

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com