Xalima M. Faarax, madaxa dallada nabadayna ee Puntland oo aan ka waraysanay safar nabadeed oo ay ugu baxeen Uurjire/Duudhooyo.

Garowe, July 05 – Xalima M. Faarax iyo wafti ay hogaaminayso ayaa u ambabaxay deegaanada Uurjire & Duudhooyo oo ay xurgufi ku dhex martay laba ardaa oo oodwadaag ah. Marwo Xalima ayaa sheegtay in ay weheliyaan xubno ka tirsan 7-da gobol ee Puntland, ujeedadooduna ay tahay in ay nabad kala dhex dhigaan labada ardaa, ayna weheshan doonaan maamulka gobolka …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com