Waxgaradka Degmadda Buursalax ee Gobalka Mudug oo Ka Hadlay Robaab Ka da’aay Gobalka Mudug (dhegayso)

Siciid Cabdi Nuur Maxamud oo kamid ah odayaasha dhaqanka ee degmadda Buursalaax ee gobalka mudug oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay robaab dadku ku diirsadeen oo ka da’ay qaybo kamid ah tuulooyinka hoos yimadda Buursalax.

Sido kale wuxuu ka hadlay xaaladda Guud ee Buursaalax xaaladda amaan ,waxbarasho ,cafimaaad iyo Arimo kale oo ku saabsan siyaasadda dalka .

Farax yemani ayaa waraystay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com