Somaaliya oo Xubin Buuxda Kanoqotay Hay’aada Dalxiiska Aduunka u Qaabilsan QM (dhegayso)

Somaaliya oo Xubin Buuxda Kanoqotay Hay’aada Dalxiiska Aduunka u Qaabilsan QM (dhegayso)

Dalka Soomaaliya waxaa dhawaan loo ogolaaday inuu xubin buuxa ka noqdo hay’adda dalxiiska adduunka Qaramada Midoobay.

Hadaba maxay taasi ugu dhigan tahay Soomaaliya? Maxay yihiin waxyaabaha ay Soomaaliya ay ku soo jiidan karto dalxiisayaasha adduunka ?

Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay isuduwaha wasaarada deegaanka iyo dalxiiska ee gobolka cayn cabdilaahi jaamac keed.

Xasan heykal ayaa waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0