Wasiirkii Amniga Gudaha Wadanka Kenya oo Geeriyoodey

HomeWararka

Wasiirkii Amniga Gudaha Wadanka Kenya oo Geeriyoodey

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa Goor dhow Xaqiijiyay in Saaka uu Geeriyootay Wasiirka Amniga Gudaha dalka Kenya. Wasiirka ayaa la sheegay in uu ku dhintay Isbitaal ku yaalla Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Wararku waxa ay sheegayaan in Wasiir Joseph Nkaissery uu kusoo booday xanuun deg deg ah .

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka oo wada hadalo la leh masuuliyiinta Talyaaniga
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Ku Baaqay in Xasanada laga qaado labo Xildhibaan (dhegayso)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa Goor dhow Xaqiijiyay in Saaka uu Geeriyootay Wasiirka Amniga Gudaha dalka Kenya.

Wasiirka ayaa la sheegay in uu ku dhintay Isbitaal ku yaalla Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Wararku waxa ay sheegayaan in Wasiir Joseph Nkaissery uu kusoo booday xanuun deg deg ah .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: