Qaylodhaan Abaareed oo ka soo Yeeraysa Gobolka Mudug (dhegayso)

Qaylodhaan Abaareed oo ka soo Yeeraysa Gobolka Mudug (dhegayso)

Guddoomiyaha deegaanka Raydable, Yaasiin Warsame, ayaa ka hadalay xaaladda deegaanka Raydable oo hoostagta degmada Jariiban. Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay weli deegaanka ka jirto abaartii SIMA, isla markaasna loo bahanyahay in dadka loo gurmado.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com