Site icon Radio Daljir

Wasiirkii Amniga Gudaha Wadanka Kenya oo Geeriyoodey

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa Goor dhow Xaqiijiyay in Saaka uu Geeriyootay Wasiirka Amniga Gudaha dalka Kenya.

Wasiirka ayaa la sheegay in uu ku dhintay Isbitaal ku yaalla Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Wararku waxa ay sheegayaan in Wasiir Joseph Nkaissery uu kusoo booday xanuun deg deg ah .

Exit mobile version