HomeWararka

Degmooyin Ku Cusub Puntland oo Barlamaanka La Horgeynayo

Xukuumadda Puntland ayaa lafilayaa inay saaka mudanayaasha barlamaanka horgeyso saddex degmo oo a dhowaan shirkoodii todobaad laha ahaa ku ansixiyeen

Cabdikhadar C Shire: “Mooshinku waa Hawl Xildhibaanadu Horay uga Gaabiyeen Laakiin Maanta ay Guteen”
Soomaaliya waa xubin kamida ah ururka jaamacada carabta
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Xukuumadda Puntland ayaa lafilayaa inay saaka mudanayaasha barlamaanka horgeyso saddex degmo oo a dhowaan shirkoodii todobaad laha ahaa ku ansixiyeen golaha wasiirada Puntland.

Degmooyinkaani ayaa lafilayaa in qorshohooda la hordhigo golaha wakiilada oo dood kayeelan doona si ay u ansixiyaan ama u diidaan, waxaana haddii ay meel mariyaan ay si rasmi ah uga midnoqon doonaan degmooyinka Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: