Cabdikhadar C Shire: “Mooshinku waa Hawl Xildhibaanadu Horay uga Gaabiyeen Laakiin Maanta ay Guteen”

Cabdikhadar C Shire: “Mooshinku waa Hawl Xildhibaanadu Horay uga Gaabiyeen Laakiin Maanta ay Guteen”

Siyaasi Cabdikhadar oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Daljir ayaa sheegay in Baarlamaanka Puntland ay sameeyeen tillaabo aan horayn looga baran, lani yimid xisaabtan dhab ah. Waxa uu intaas ku daray in madaxweynaha looga baahan yahay inuu dhowro dastuurka oo uu ku soo magacaabo wasiiradda cusub 21 maalmood ee dastuurku uu xaqa u siiyay haddii ay taasi dhici wayda ay masuuliyada qaadi doonaan hadhow isaga iyo madaxweyne ku xigeenkiisa .

Wariye Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe, ayuu siyaasigu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com