Wasiirka waxbarashada Puntland oo la dardaarmay 63 arday oo waxbarasho ugu ambabaxaya dalka Ethiopia.

Garowe, Oct 11 – Arday ka qalinjabisay dugisyada sare ee Puntland ayaa maanta lagu sakootiyey xarunta wasaarada waxbarashada ee Puntland. Md. Juxa, wasiirka waxbarashada Puntland oo la dardarmay ardayda ayaa ku adkeeyey in ay ka biya-dhaliyaan fursadaha waxbarasho ee ay nasiibka u heleen …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com