Garaad C/llahi Cali Ciid, afhayeenka Issimada Puntland oo ugu baaqay M/weyne Shariif in R/wasaaraha cusub uu ka yimaado Puntland.

Garowe, Oct 09 – Garaad C/llahi Cali Ciid ayaa shir jaraa’id kaga hadlay magacaabidda R/wasaaraha cusub, nidaamka federaalka ah iyo dhismaha dawlada goboleedyada, amniga, burcad badeeda, tahriibka iyo arrimo kale oo saameeya Somaliya. Garaad C/llahi waxaa uu ku baaqay …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com